Weerar Khasaaro geestay oo loo adeegsaday Toorey oo ka dhacay magaalada Paris

Magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday toorey oo lagu dilay haweeney katirsaneyd ciidanka booliiska Faransiiska, waxaana weerarkan lagu sheegay mid argagaxiso. Nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Tunuusiya darawalna ka ahaa gaari alaabta qaada ayaa toorey ku dilay Stephanie M oo aheyn 49-sano jir katirsaneyd booliiska, waxaana ninkan la … Continue reading Weerar Khasaaro geestay oo loo adeegsaday Toorey oo ka dhacay magaalada Paris